Tiktok oo si adag uga jawaabtay hanjabaaddii kaga timid Madaxweyne Trump

Tiktok ayaa si adag uga jawaabtay hanjabaaddii Madaxweyne Trump ee ahayd inuu ka mamnuucayo dalka Mareykanka. Trump ayaa ku sababeeyay go’aankan walaac laga qabo in barta ay macluumaadka gaarka ah ee dadka reer Mareykan la wadaagto dowladda Shiinaha. Vanessa Pappas oo ah maamulaha guud ee TikTok ayaa sheegay in bartan ay dalka Mareykanka ka haysato … Continue reading Tiktok oo si adag uga jawaabtay hanjabaaddii kaga timid Madaxweyne Trump